Skip to main content

Direct Tax

Canshuurta Iibka waxaa la soo saaray sharciga No. 5 5 1996 canshuurtan waxaa la qaadayaa cn Ganacsiga ganacsiga sanadkiiba hal mar sida Ganacsiga, Warshadaha, Beeraha, Qodobbada, Ganacsiga Xiliga, Adeegga iwm. Waxa laga qaadaa boqolkiiba go'an.

 

NB. Canshuurtan waa la bixin karaa sanad walba

 

No Faahfaahin Boqoleyda%
1 $2,400----$3,600 9%
2 $3,620----$4,800 11%
3 $4,820----$6000 13%
4 $6,020----$7,200 15%
5 $7,220----$8,400 17%
6 $8,420----$9,600 19%
7 $9,620----$10,800 22%
8 $10,900---$18,000 25%
9 $18,100---$30,000 28%
10 $30,000 iyo wixii kabadan 30%
Canshuurta Macaashka Daaraha waxey kusoo baxday sharci Lr.5, 1966 Canshuurtaan waxey ku waajibeysaa cid allaale cidii faa'ido ka hesho Daar ama Guri ayadoo oogu qiimeyn doono hadba dakhliga kasoo gala boqolkiiba in cayiman.

FG. Canshuurtaan Bixinteedu waa sadexdii biloodba mar.

 

No Dakhliga Boqoleyda%
1 $500 - $ 20,000 15%
2 $20,010 iyo wixii ka badan 22.5%

Canshuurta Macaashka shaqaalaha waxey kusoo baxday sharci Lr.5 November 5, 1966 Canshuurtan waxey ku waajibeysaa cid allaale cidii macaash kasoo gala shaqaalanimo ee Dalka gudahiisa sida Mushaarka iyo gunada waxaana lagu qiimeyn doonaa hadba dakhliga soo gala boqolkiiba in cayiman.

FG. Canshuurtaan Bixinteedu waa bishiiba Mar.

 

No Dakhliga Boqoleyda%
1 $0-----$200 0%
2 $201----$800 6%
3 $801----$1,500 12%
4 $1,500 iyo wixii kabadan 18%