XEERKA QARAARKA XOOJINTA U-HOGAANSANAANTA SHARCIYADA IYO XEERARKA DAKHLIGA
Go'aanka Golaha Wasiirad ee summaddiisu tahay SHGW0044.08.23 ee 24/08/23, kuna saabsan ansixinta Qaraarka xoojinta U-hogansanaanta sharciyada iyo Xeerarka Dakhliga, oo uu goluhu cod buuxa ku ansixiyey.
Akhriso Xeerarka: